Declan Rice Oo Digniin U Diray Man City Ka Hor Kulankooda Maanta.

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Arsenal ee Declan Rice ayaa fariin u diray kooxda Man City saacado ka hor kulankooda premier Legaue.

Labada kooxood ayaa isaga hor iman doona Etihad kulan ka tirsan horyaalka premier League isla markaas xiiso leh.

“Annagu haba yaraatee kama hoosayno iyaga”ayuu Rice yidhi.

“Waxaan nahay Arsenal, iyaguna waa Man City Waxaan helnay ciyaartoy aan la rumaysan karin, waxay heleen ciyaartoy aan la rumaysan karin”.

“Waxaan jeclaan lahaa inaan halkaas aadno anaga oo aan ahayn kuwo ugu cad-cad kulanka”ayuu sii raaciyay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga