Daad Waali Ah Oo Galay Qolka Labiska Arsenal Kulankii Old Trafford, Sawiro.

Qolka lebiska ee Old Trafford ayaa daadadku soo galay ka dib markii roobab xooggan ay ku dhufteen Manchester fiidnimadii Axadda.

Dhamaadkii guuldaradii Manchester United 1-0 kala kulantay kooxda horyaalka ceyrsaneysa ee Arsenal, duufaan ayaa ku dhufatay garoonka 114-sano jirsaday.

Waxaa la arkayay biyaha oo ka soo burqanaya gees ka mid ah dhulka halka muuqaalada baraha bulshada ay muujinayaan daad ku soo qulqulaya kuraasta hoostooda.

Roobka da’ay ayaa xitaa u sii gudbay qolka labiska ee Arsenal, iyadoo muuqaalo laga soo duubay ay muujinayaan daadad xooggan oo ka soo daatay saqafka sare.

Nasiib wanaag, kooxda Mikel Arteta ayaa mar horeba xaqiijistay guul weyn, daadka ayaanan waxba u dhimin farxadoodoo”.

The away dressing room at Old Trafford was flooded after heavy rain struck Manchester

Fans were made to quickly vacate the affected areas as a thunderstorms began towards the close of their 1-0 defeat by Arsenal

Onlookers were shocked as rain water rushed through Old Trafford's leaky roof on Sunday evening

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga