RASMI:- Barcelona oo soo bandhigtay Numberada ay xiran doonaan Laacibiinta kooxda ?

Barcelona ayaa si rasmi ah u shaacisay lambarada funaanadaha ciyaartoydeeda kooxda koowaad ee xilli ciyaareedka 2026/2027, kaddib markii suuqa kala iibsiga xagaaga uu soo xirmay.

Waxaa jira isbeddello dhowr ah marka loo eego xilli ciyaareedkii hore, gaar ahaan ciyaartoyda cusub iyo qaar loo beddelay lambarrada caanka ah.

Goolhayeyaasha:

  • Joan García – No. 1
  • Wojciech Szczęsny – No. 13
  • Dominik Livaković – No. 25

Difaacyada:

  • João Cancelo – No. 2
  • Alejandro Balde – No. 3
  • Brian Farinas – No. 4
  • Pau Cubarsí – No. 5
  • Christensen – No. 15
  • Gerard Martín – No. 18
  • Jules Koundé – No. 23
  • Eric García – No. 24
  • Xavi Espart – No. 12

Khadka dhexe:

  • Gavi – No. 6
  • Fermín López – No. 7
  • Pedri – No. 8
  • Rodri – No. 16
  • Dani Olmo – No. 20
  • Frenkie de Jong – No. 21
  • Marc Bernal – No. 22

Weerarka:

  • Gabriel Jesus – No. 9
  • Lamine Yamal – No. 10
  • Raphinha – No. 11
  • Ademey – No. 14
  • Anthony Gordon – No. 17
  • Roony Bardghji – No. 19

Gabriel Jesus ayaa si gaar ah loo hadal hayaa, maadaama uu xiran doono funaanadda No. 9, oo hore loogu yaqaanay Robert Lewandowski.

Sidoo kale, Lamine Yamal ayaa sii wadanaya No. 10, halka Raphinha uu haysto No. 11. Roony Bardghji ayaa isna sii wadanaya No. 19 inkastoo uu dhaawac culus oo jilibka ah soo gaaray.

Ciyaartoyda kooxda labaad ee si joogto ah ula tababarta kooxda koowaad ayaa iyaguna helay lambarradooda: Jesse Bisseou – No. 27, iyo Hamza Abdelkarim – No. 29.

Liiska oo kooban

1 García | 2 Cancelo | 3 Balde | 4 Farinas | 5 Cubarsí | 6 Gavi | 7 Fermín | 8 Pedri | 9 Gabriel Jesus | 10 Yamal | 11 Raphinha | 12 Espart | 13 Szczęsny | 14 Ademey | 15 Christensen | 16 Rodri | 17 Gordon | 18 Gerard Martín | 19 Roony | 20 Olmo | 21 De Jong | 22 Bernal | 23 Koundé | 24 Eric García | 25 Livaković | 27 Bisseou | 29 Hamza.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga