LIVE-TOOS :- Suuqa oo soo xirmaya & Saxiixyada Culus toos halkan uga daawo & Live Updates

“Kusoo dhawaada Kooxda.com.
Waxaan si toos ah idiinkusoo tabin doonaa wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, heshiisyada waaweyn, xiddigaha lala xiriirinayo kooxaha iyo dhammaan wararka cusub ee kubadda cagta.

Halkan ayaad si toos ah ugala socon doontaan wararkii ugu dambeeyey, daawade.
Haddaba nala joog, hana iloobin inaad subscribe saarto kanaalka Kooxda.com, si aadan u seegin wararka cusub.”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga