Mbappe Oo Qabtay Shaqo Ay Ronaldinho Ronaldo Horay Uga Qabteen El-Clacio.

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Kylian Mbappé Ayaa rikoodh cajiib ah ka dhigay kulanka El-Clasico.

Mbappe ayaa Real Madrid ka caawiyay in ay garaacdo Barcelona kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.

Xiddiga reer France ayaa dhaliyay gool-ka 1-aad ee kooxdiisa kulankii ay garaaceen Barcelona.

Kadib goolkaas Mbappe ayaa noqday kaliya xiddigii 4-aad ee dhaliyay gool 4 El-Clasico oo xidhiidh ah tartamada oo dhan kadib Ronaldinho Gaúcho oo sidaas sameeyay intii u dhexaysay 2004 ilaa 2006 Iyo Cristaino Ronaldo oo sidaas sameeyay sanadkii 2012.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga