
Kabtanka Kooxda Arsenal ee Martin Ødegaard ayaa albaabka dambe ka galay taariikhda premier League.
Martin Ødegaard ayaa dhaawac lagu badalay kulankii ay ka badiyeen kooxda West Ham kulan ka tirsanaa premier League.
Waa kulankii 3-aad oo xidhiidh ah oo Martin Ødegaard la badalo ka hor dhamaadka qaybta hore ee ciyaarta ulan premier League.
Waa xiddigii ugu horeeyay taariikhda premier League dhaawac loo badalo 3 kulan oo xidhiidh ah ka hor dhamaadka qaybta hore.
Be the first to comment