Haaland Oo Guul Ku Hogaamiyay Man City, Wolves Ayay Garaaceen

Erling Haaland iyo saxiixyada cusub ee Tijjani Reijnders iyo Rayan Cherki ayaa Man City ku hogaamiyay guul weyn oo ay ka gaadheen kooxda wolves kulan ka tirsanaa premier league.

Haaland ayaa laba Gool kala dhaliyay Labada qaybood ee ciyaarta isaga oo hogaaminayay weerarka Man City.

Xiddiga Cusub ee Man City Reijnders oo caawiye ka ahaa Labada Gool ee uu dhaliyay Haaland ayaa sidoo kale markiisa shaqaba Soo taabtay.

Saxiixa Cusub ee kale man City ee Rayan Cherki ayaa isna dhaliyay goolka 4-aad ee kooxdiisa Xilli ay Man City guul ku Bilaabatay Xilli Ciyaareerdka Cusub.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga