
Tababarha kooxda Liverpool ee Arne Slot ayaa dusha laga saaray Gamaax kadib dhacdadii kulankii Everton.
Slot ayaa loo taagay kaadhka cas kadib dhamaadkii ciyaarta kulankii Mersiside Derby.
Slot ayaa dusha laga saaray Ganaax 2 kulan ah isaga seegi doona labada kulan ee soo socda.
Tababare Slot seegi doona kulamada Wolves iyo Aston Villa Premier league.
Be the first to comment