Arsenal Mise Liverpool? Supercomputer Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Karta Premier League

Hogaamiyayaasha Liverpool ayaa si raaxo leh ku garaacday Bournemouth waxayna Gunners ku qasabtay in ay Garaacdo man City aalma ay ka hadho tartanka Premier League.

Liverpool ayaa leh 56 dhibcood halka ay gacanta ku haystaan Hal kulan oo baaqi ah.

Supercomputer-ka Opta ayaa Liverpool siiyay 90.7% fursad ay ku qaadi karaan Premier League kadib guushii ay ka gaareen Bournemouth.

Fursadaha Arsenal ayaa kor uga kacay 7.1% ilaa 9.3% kadib guushii weynayd ee ay ka gaadheen Man City.

Saadaaasha supercomputer ayaa muujinaysa in koox aan Liverpool iyo Arsenal ku Guulaysan karin  premier league xilli ciyaareedka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga