RASMI: Kooxaha U Soo Baxaya Wareega 16-ka Champions League.

Tartanka champions league ayaa Maraya meel xiiso leh iyada oo kooxuhu u dagaalamayaan sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareega xiga ee tartanka.

36 kooxood ayaa u tartamaya Tartanka champions league xilli ciyaareedkan.

Kaliya 16 kooxood ayaa loo baahanyahay si ay ugu gudbaan wareega xiga ee tartanka champions league.

Waxa la ciyaaray 7 kulan iyada oo kooxaha qaar ayna ciyaarin kulamada 7-aad.

Kaliya Laba Kooxood ayaa xaqiijiyay booskooda wareega xiga ee tartanka champions league

Halkan kaga bogo kooxaha xaqiijiyay booskooda wareega xiga ee champions league.

Liverpool

Barcelona.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga