DEG-DEG: Arsenal Oo Wadahadalo La Furtay Weeraryahan Halis Ah.

Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta kooxda RB Leizpig iyaga oo ka doonaya weeraryahanka Benjamin Sesko sida ay sheegayaan wararku.

Arsenal ayaa doonaysa xiddiga Benjamin Sesko si ay ugu xoojiso weerarkeeda qaybta dambe ee xilli ciyaareedkan.

Arsenal ayaa doonaysa saxiixa Benjamin Sesko kadib dhaawacii Gabriel Jesus ee dhawaan soo gaadhay.

Gunners ayaa marka hore heshiiska u doonaysa qaab amaah ah ka hor inta ayna si toos ah ugula wareegin xagaaga.

Sesko ayaa ka mid ah xiddigaha weerarka ka ciyaara ee wacdaraha ka dhigaya kubada cagta wakhti xaadirkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga