Liiska Xiddigaha U Tartami Doona Shaxda FIFPRO 2024 Oo La Shaaciyay.

Waxaa lagu dhawaaqay 26ka musharax ee 2024 FIFPRO ee shaxda ugu fiican adduunka.

26-Ka xiddig ee liiska ku jira ayaa laga soo xulan doonaa 11 xiddig ee shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2024.

Shaxda ayaa lagu dhawaaqi doonaa 9 bishan December iyada oo loo codayn doono shaxda ugu fiican adduunka.

Goolhayayaasha: Ederson, Emiliano Martinez, Manuel Neuer.

Daafacyada: Dani Carvajal, Ruben Dias, Virgil van Dijk, Jeremie Frimpong, Antonio Rudiger, William Saliba, Kyle Walker.

Khadka dhexe: Jude Bellingham, Kevin De Bruyne, Phil Foden, Toni Kroos, Luka Modric, Jamal Musiala, Rodri, Federico Valverde.

Weerarka: Erling Haaland, Harry Kane, Kylian Mbappe, Lionel Messi, Cole Palmer, Cristiano Ronaldo, Vinicius Junior, Lamine Yamal.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga