DEG-DEG: Martín Zubimendi Oo Niyada Ka Jabiyay Liverpool

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad ee Martín Zubimendi ayaa Niyada Ka Jabiyay Liverpool.

Liverpool ayaa si aad ah u doonaysa Xiddiga khadka dhexe Si ay ugu xoojiyaan kooxda.

Reds ayaa xitaaa diyaar u ahayd in ay bixiso lacagta lagu bur-burinayo heshiiska.

Laakiin xiddiga Martín Zubimendi ayaa iska diiday kooxda Liverpool.

Martín Zubimendi ayaa go’aansaday in uu sii joogo kooxdiisa Sociedad.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga