Waxa la soo afjaray todobaad kale oo premier League ah iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.
Kooxaha Arsenal iyo Man City ayaa isku baacsanaya hanashada horyaalka premier League iyaga oo guulo muhiim ah gaadhay.
Kooxaha Man United iyo Liverpool ayaa dhinacooda sii wada natiijooyinkii niyad jabka lahaa iyaga oo bar-baro la galay kooxaha Burnley iyo West Ham.
Kooxda chelsea ayaa bar-baro ugu dhigma guul ka gaadhay kooxda kaalinta 4-aad ku jirta ee Aston Villa.
Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League.
Kooxaha chelsea iyo Everton ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min2 xiddig.
Kooxaha Burnley, Man City, Liverpool, Arsenal, Newcastle, Tottenham iyo West Ham ayaa shaxda ku leh dhinacooda min hal xiddig.
Be the first to comment