Xulalka U Gudbay Wareega 16 Euro 2024.

Xulalka 24 ah ayaa dhamaantood wada ciyaaray iyada oo xulal badan tartanka ku bilowdeen sidii ay doonayeen.

Xulalka ugu magaca weyn ayaa helay natiijooyinkii laga filayay kulamadoodii furitaanka.

Inkasta oo aan wali la wada ciyaarin kulamadio wareega 2-aad hadana waxana jira xulal xaqiijistay wareega xiga ee tartanka.

Xulalka Marti galinaya tartanka ee Germany ayaa xaqiijistay wareega xiga kadib markii ay badiyeen labadii kulan ee ay ciyaareen.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga