Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Champions League Kadib Final-kii Tartanka.

Warbixintan waxay sheegaysaa in xiddiga Kylian Mbappe uu noqday gooldhaliyaha ugu sarreeya tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan.

Tani waxay timid kadib markii Paris Saint-Germain ay ku guuleysatay koobka iyadoo rigoorayaal kaga adkaatay Arsenal kadib barbaro 1-1 ah.

Gooldhaliyeyaasha ugu badan Champions League 2025/26

  1. Kylian Mbappe (Real Madrid) – 15 gool
  2. Harry Kane (Bayern Munich) – 14 gool
  3. Julian Alvarez (Atletico Madrid) – 10 gool
  4. Anthony Gordon (Newcastle United) – 10 gool
  5. Khvicha Kvaratskhelia (PSG) – 10 gool
  6. Erling Haaland (Manchester City) – 8 gool
  7. Ousmane Dembele (PSG) – 8 gool
  8. Luis Diaz (Bayern Munich) – 7 gool
  9. Victor Osimhen (Galatasaray) – 7 gool

Mbappé ayaa hal gool kaga sarreeyay Harry Kane, isagoo sidaas ku hantiyay abaalmarinta gooldhaliyaha ugu sarreeya Champions League xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga