Virgil Van Dijk Oo Cadeeyay Mustaqbalkiisa Liverpool.

Kabtan kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Liverpool kadib bixitaankii Klopp.

Virgil van Dijk ayaa dhawaan shaki galiyay mustaqbalkiisa Liverpool kadib markii uu Klopp xaqiijiyay in uu ka tagayo Liverpool.

“Aan caddayno. 100% waxaa iga go’an kooxda, waan jeclahay taageerayaasha”.

“Hadalkayga waxa laga soo saaray hadal kale”ayuu sii raaciyay.

“Ma ahan aniga, ee waa annaga. Shan maalmood ka hor xitaa kamaanu hadlin heshiiskayga, markaa waa xoogaa nacasnimo ah! “, ayuu sii raaciyay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga