Trent Alexander-Arnold Oo Taariikh Ka Sameeyay Premier League.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa ee xilli ciyaareedkan.

Trent Alexander-Arnold ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay guul muhiim ah horyaalka Premier League.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa caawiye ka noqday goolkii 1-aad ee ay dhalisay kooxdiisu kulankii Burnley.

Trent Alexander-Arnold ayaa sidaas ku galay taariikhda kadib markii uu noqday xiddiga ugu badan ee taariikhda premier league sameeya fursado.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa caawiyay 58 gool 219 kulan oo uu ciyaaray tan ilaa markii uu u soo dalacay kooxda 1-aad.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga