TAARIIKH: Luka Modric Oo Isku Qoray Taariikhda Eruo-da.

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara xulka Croatia ee Luka Modric ayaa isku qoray taariikhda European championship.

Modric ayaa gool u dhaliyay xulkiisa kulankii ay la ciyaareen Italy ee ka tirsanaa tartanka Euro 2024.

Xiddiga khabiirka ah ayaa goolka ku taabtay kubad uu soo celiyay Goolhayaha xulka qaranka Italy.

Kadib goolka Modric ayaa isku qoray taariikhda Tartanka European championship.

Isagoo jira 38 sano iyo 289 maalmood, Luka Modric ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da weynaa ee abid gool ka dhaliya UEFA European Championship.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga