Shaxdii Ugu Fiicnayd Ee Tababare Jurgen Klopp Wakhtigiisa Liverpool Oo La Soo Saaray

Klopp ayaa hogaaminaya kulankiisii ugu dambeeyay e Liverpool kulanka manta ka dhici doona Anfield kulan ka tirsan premier League.

Jurgen Klopp ayaa 9 sano soo hogaamiyay Liverpool waxana uu ka qabtay shaqo fiican isaga oo kooxda gaadhsiiyay heer sare.

Tababare Klopp ayaa sameeyay saxiixyo badan 9-kii sano ee uu joogay kooxda Liverpool.

Ka hor kulanka manta ee ugu dambeeya Klopp waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ee Liverpool.

Xiddigaha Emre Can, Coutinho, Firmino Iyo Mane oo haatan ka tagay kooxda isla markaas aan joogin.

Halkan Kaga bogo shaxda.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga