Shaxda Ugu Fiican Todobaadka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

Waxa bartamihii todobaadka la ciyaaray kulamadii FA Cup-ka iyada oo ay kooxo badan heleen natiijoon fiican.

Kooxaha Man United, chelsea, Liverpool iyo Man City ayaa dhamaantood badiyay kualamdii ay ciyaareen.

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii ay ciyaareen tartanka FA Cup-ka Salaasadii iyo Arbacadii.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka tartanka FA Cup-ka.

Kooxaha Coventry, Man City iyo  ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 3 xiddig.

Kooxda Newcastle iyo Leicester City ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka kooxda ay liverpool shaxda ku leedahay hal xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga