Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laga Sameeyay Xiddigaha Ka Dhaawacan Chelsea & Liverpool.

Kooxaha Liverpool iyo chelsea ayaa isaga hor iman doona kulanka final-ka tartanka Carabao cup-ka maalinta Axada.

Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya sidii ay ugu guulaysan lahaayeen tartanka Carabao cup-ka.

Laakiin labada kooxood ayaa ku dhibaatoonaya dhaawacyo iyaga oo ay ka maqan doonaan xiddigo muhiim ah kulanka.

Qaar ka mid ah xiddigaha shaxdan ku jira ayuu shaki ku jiraa in ay taam u noqon doonaan kulanka kadib dhaawacyo soo gaadhay.

Xiddigaha Dominik Szoboszla, Alisson Becker iyo Trent Alexander-Arnold ayaa shaxda Liverpool la filayaa in ay ka maqnaadaan.

Dhanka kale Reece James, Benoit Badiashile & Marc Cucurella ayaa sidoo kale ka maqnaan doona kulanka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga