Pochettino Oo Digniin U Diray Liverpool Ka Hor Final-ka Carabao Cup-ka.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Pochettino ayaa fariin u diray kooxda Liverpool ka hor final-ka tartanka Caraboa cup-ka.

Kooxaha chelsea iyo Liverpool ayaa Axada dambe ku balansan Wembley kulan ka tirsan final-ka tartanka FA Cup-ka.

“Aad ayaan u faraxsanahay, waxaan jeclahay sida aan u dagaalanno”.

“Waxaan u baahanahay inaan dareemo inay suurtogal tahay inaan ka badin karno Liverpool finalka koobka”.

“Waxaan dooneynaa inaan la ciyaarno kooxda labaad ee ugu fiican adduunka. Waxaan aaminsanahay in kalsoonidu tahay waxa ugu muhiimsan.”

Kooxda Chelsea ayaa kulanka galaysa iyaga oo bar-baro ku qabtay kooxda Man City oo difaacanaysa tartanka premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga