
Horyaalka premier Ayaa bilihii ugu dambeeyay in ay doortaan xiddigaha ugu fiican taariikhda horyaalka premier League.
Magaca “Hall Of Fame” ayaa ah waxa lagu soo doorto xiddigaha iyada oo la soo xushay xiddigaha ugu fiican taariikhda.
Xiddiga Ashley Cole ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee lagu soo daray ama loo doortay Liiska “Hall Of Fame”.
Shabakada Livescore ayaa haatan shax ka samaysay liiska xiddigaha ilaa haatan loo doortay “Hall Of Fame”.
Shaxda waxa xiddigaha ugu badan ku leh kooxaha chelsea Arsenal iyo Man United.
Liverpool, Man City iyo Newcastle ayaa shaxda dhinacooda ku leh kaliya min hal xiddig.
Be the first to comment