Man United Oo Wadahadalo Ka Yeelatay Laba Xiddig Oo Premier League Ka Ciyaara.

Man United ayaa wadahadalo ku saabsan u dhaqaaqista suurtagalka ah ee Ivan Toney ama Dominic Calvert-Lewin xagaagan.

sida laga soo xigtay The Athletic Toney oo haatan ku maqan euro 2024 iyo xiddiga Everton ee Calvert-Lewin ayaa ah bartilmaameedka Man United.

Labada xiddig ee premier Legaue ka ciyaara ayaan ahayn dookha kaliya ee Man United waxana liiska ku jira xiddigo ay ka mid yihiin Joshua Zirkzee.

Xiddigaha Ivan Toney Iyo Dominic Calvert-Lewin ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican horyaalka premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga