
Leny Yoro ayaa qarka u saaran inuu safto kulankiisii ugu horeysay ee Man United kulanka saaxiibtinimo ee Rangers.
Red Devils ayaa xaqiijisay in xiddiga reer France uu xiran doono maaliyada No.15 ee Old Trafford.
Lambarku waxa uu bannaanaa tan iyo xilli ciyaareedkii hore, markaasoo Sergio Reguilon U Xidhay kooxda markii uu amaahda kula joogay.
Laakin lambarkan waxa ku caan baxay daafacii birta ahaa ee Nemanja Vidic, kaasoo abuuray xusuus badan intii uu xirnaa.
Yoro waxa kale oo uu lambarkan xidhnaa intii uu joogay kooxda Lille ee uu kaga soo biiray Man United.
Be the first to comment