Mabappe Oo Ka Fal Celiyay Ku Biirista Real Madrid

Xiddiga Kylian Mbappe ayaa ka hadlay ku Biiristii kooxda Real Madrid.

Mabppe ayaa maanta noqday Xiddig Real Madrid isaga Oo ugu biiray qaab xor ah.

Mabppe ayaa ka fal celiyay ku Biiristii Kooxda Real Madrid.

“Riyo rumowday, aad ayaan ugu faraxsanahay oo aan ugu hanweynahay inaan ku biiro kooxda riyadeyda Real Madrid.

Qofna ma fahmi karo sida aan hadda ugu faraxsanahay.”

“Ma sugi karo Inta aan arkay taageerayaasha Real Madrid, Aad ayaad ugu mahadsantihiin taageerada aan helay”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga