Lambarka Uu Mbappe U Xidhan Doono Real Madrid Oo La Shaaciyay.

Kooxda Real Madrid ayaa shaacisay lambarka uu Mbappe u xidhan doono kooxda.

Mbappe ayaa maanta noqday Xiddig Real Madrid ah isaga Oo qalinka ku duugay heshiis Wakhti fog ah.

Mbappe ayaa kooxda Los Blancos u saxiixay heshiis ilaa sanadka 2029 ah.

Kooxda Real Madrid ayaa shaacisay lambarka uu Mbappe u xidhan doono kooxda xilli ciyaareedka cusub.

Los Blancos ayaa sheegtay in uu Mbappe u xidhan doono kooxda lambarka No.9.

Lambarka ayaa ah mid ay Soo xidheen xiddigo halyeeyo u ah kooxda kana mid yahay Karim Benzema.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga