Liverpool Oo Laba Saxiix Dhamaystiraysa

Tababaraha Liverpool Arne Slot ayaan wali samaynin saxiixiisii ​​ugu horeeyay ee xagaaga laakiin taas ayaa laga yaabaa in ay wax iska badalaan.

Sida wararku ay sheegayaan Reds ayaa suuqa u geli doonta daafac dhexe, waxaana ay dalab ka gudbin doontaa xiddiga kooxda Sporting Lisbon ee Goncalo Inacio.

Qorshaha suuqa ee Reds ayaan halkaas ku joogsan doonin iyada oo Reds sidoo kale isha ku hayso saxiixa xiddiga Real Sociedad ee Takefusa Kubo.

Wararka ayaa sheegaya in ay labada saxiix ku kici doonaan lacag dhan 105 milyan oo euro.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga