Imisa Dhibcood Ayay Arsenal U Baahantahay Si Ay Ugu Guulaysato Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaysa kulanka adag ee ay la ciyaari doonto Man City horyaalka premier League.

Gunners ayaa haatan hogaanka u haysa horyaalka iyaga oo leh 64 dhibcood ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Arsenal ayaa doonaysa in ay ku guulaysato horyaalka premier League markii ugu horaysay muddo 20 sano ah.

Kooxda Mikel Arteta ayay u dhimantahay 10 kulan horyaalka premier Legaue si ay ugu guulaystaan horyaalka premier League.

Arsenal ayaa u baahan kaliya 30 dhibcood oo ay ka hesho 10 kulanka kulan ee uga dhiman horyaalka premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga