Hordhac: Man City Vs Arsenal: Gunners Oo Raadinaysya Arin Muddo Ka Maqanaa.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexmari doona kooxaha Man City iyo Arsenal kulan ka tirsan horyaalka premier league.

Labadaba koox ayaa kulanka Soo galaya iyaga Oo u baahan in ay badiyaan

Kulanka: Man City Vs Arsenal

Tartanka: Premier league

Wakhtiga: 6:45

Garoonka: Etihad

XAQIIQOOYINKA KULANKA

Manchester City ayaa badisay siddeed kulan oo isku xigta oo ay gurigeeda kula ciyaartay Arsenal tartamada oo dhan tan iyo markii ay barbaro 2-2 ah ku galeen Premier League bishii May 2016.

Si kastaba ha ahaatee, Gunners ayaa guul gaartay ciyaartii ka dambeysay ee ka dhacday Emirates bishii October, taasoo soo afjartay 12 guul oo xiriir ah oo horyaalka ah oo ay badisay City

Kooxda ka dhisan waqooyiga London ayaa raadineysa inay dhameystirto laba jeer oo horyaalka ah markii ugu horeysay tan iyo 2007-08.

Guardiola ayaa garaacay Arsenal 16 jeer waayihiisa Manchester City, kaliya waxaa ku xiga 17 guul oo uu ka gaaray Burnley.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga