
Kooxda Arsenal ayaa la kulantay dhirbaaxo ka hor kulanka adag ee ay la ciyaari doonaan kooxda Man United kulan ka tirsan A Cup-ka.
Kulanka ka dhici doona Emirates ayay Arsenal isku diyaarinaysaa in ay la ciyaarto kooxda Man United.
Xiddiga daafaca ka ciyaara ee Riccardo Calafiori ayaa dhaawac uga baxay kulanka adag ee FA Cup-ka.
Xiddiga Riccardo Calafiori ayuu haawac muruqa ah soo gaadhay sidaas darted waa uu seegay kulanka Man United ee FA Cup-ka.
Be the first to comment