DEG-DEG: Mohamed Salah Oo Ka Hadlay Wakhtiga Uu Ka Tagayo Liverpool.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Liverpool xilli uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa

Salah ayuu shaki ku jiraa mustaqbalkiisa tan ilaa suuqii xagaaga iyada oo lala xidhiidhinayay in uu ka tagayo kooxda.

Mohamed Salah ayaa helay dalabyo waaweyn suuqii xagaaga laakiin Liverpool ayaa diiday dalabyadaas iyada oo sii haysatay xiddiga.

Bixitaanka Klopp ayaa sii xoojiyay shakiga salah ee Mustaqbalka Liverpool iyada oo haatan la filayo in uu ka tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Salah ayaa afka furtay kana hadlay wakhtiga uu ka tagi doono kooxda Liverpool kadib bixitaankii Klopp ee Liverpool.

Mohamed Salah oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Maalin maalmaha ka mid ah waan ka tagi doonaa Liverpool”.

“Laakiin Go’aanka Tababaraha cusub wax saamayn ah iguma yeelan doono”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga