DEG-DEG: Man United Vs Liverpool & Isku Aadka Wareega Xiga Ee FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

isku aadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh iyada oo ay kooxo waaweyn isku aadeen.

Kooxda Man City oo horay u gudubtay ayaa la ciyaari doonta kooxda Newcastle kulankooda xiga.

Kooxda Man United ayaa la ciyaari doonta Liverpool kulanka ugu xiisaha badan wareegan tartanka FA Cup-ka.

Dhinaca kale Chelsea ayaa la ciyaari doonta leicester City iyada oo Blues doonayso in ay iska xaadiriso final-ka tartanka.

Halkan Kaga Bogo isku aadka:

Wolves or Brighton vs Coventry City

Manchester United vs Liverpool

Chelsea United vs Leicester City

Manchester City vs Newcastle United

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga