
Manchester City ayaa dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay daafaca Palmeiras Vitor Reis.
waxay mar hore heshiis shaqsi ah la gashay xiddiga da’yarka ah.
Wararka ka imanaya Brazil ayaa sheegaya kooxda Man City haatan dalab 40 milyan ah ka gudbisay saxiixa xiddiga Palmeiras ee Reis.
Kooxda Man City ayaa dalabka ka gudbisay xiddiga Reis maalintii jimcihii.
Waxa ay rajeynayaan in 18-sano jirkaan ay soo xiraan heshiiska ayna keenaan England bishaan.
Be the first to comment