Barcelona Oo Ku Dhaw Saxiixa Xiddig Aad Loo Qiimeeyo.

Barcelona ayaa qarka u saaran inay la soo wareegto Lucas Bergvall, sida laga soo xigtay ilo badan.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee 17-jirka ah ayaa Barca uga soo biiray kooxda reer Sweden ee Djurgarden €7m iyo €3m oo dheeri ah.

Xiddiga Ciyaaryahanka khadka dhexe ee 17-jirka ah ayaa Barca uga soo biiray kooxda reer Sweden ee Djurgarden €7m iyo €3m oo dheeri ah.

Salaasadii Bergvall wuxuu ku sugnaa Barcelona isaga iyo qoyskiisa halkaas oo ay ku kula kulmeen Deco iyada oo  Wadahadallada gaarka ah ayaa si wanaagsan u dhacay.

Bergvall ayaa la filayaa inuu kooxda ku soo biiro bisha June ee dhamaadka xilli ciyaareedkan isaga oo sii joogi doona kooxdiisa haatan inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga