Goormaa ayey ku egtahay codeynta Abaalmarinta Ballon diorka 2026 , Yaase ku hardamaya ?

Waxaa la dejiyay 28-ka Sebtembar inay noqoto maalinta kama dambaysta ah ee codadka abaalmarinta Ballon d’Or la dhiiban karo, Cod-bixiyeyaasha ayaa haysta 10-ka maalmood ee soo socda si ay u gudbiyaan codadkooda, kaddibna cod-bixintu way xirmi doontaa, waxaana la sugi doonaa ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah.

Ku guuleystaha Ballon d’Or ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa London, 26-ka Oktoobar 2026.

Taas ayaa ka dhigan in waqtiga cod-bixintu uu sii yaraanayo, iyadoo indhaha taageerayaasha kubadda cagta ay ku jeedaan ciyaaryahanka ugu dambeyn qaadan doona abaalmarinta, Abaalmarintan waxa ku tartami doona Yamal , Kane & Mbappe kuwaas oo si adag ugu hardami doona mid kastana waxa uusheegayaa inuu yahay kan mudan bal adigu fekerkaaga .

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga