Asamoah Gyan Oo Magacaabay Xulka Ku Guulaysan Kara Koobka Addunka

Xiddigii hore ee xulka qaranka Ghana Asamoah Gyan ayaa ka hadlay Koobka Addunka ee Soo socda.

Bilo yar aya inaga xiga Tartanka ugu awooda badan Addunka.

Xulalka ayaa isku diyaarinaya Ka qayb galka Tartanka ugu xiisaha badan Addunka.

Asamoah oo horay xulkiisa u Soo matalay Tartanka ayaa fikirkiisa Ka dhiibtay xulalka uu arko kuwa ku Guulaysan Kara Koobka Addunka. Asamoah Gyan oo arintaas Ka hadlay ayaaa yidhi:“Argentina iyo Germany ayaan u doortay final-ka Koobka Adduunka, waxaana u arkaa in Germany ay ku guuleysan doonto”

Sidoo kale halyeeyga xulka Ghana ayaa Magacaabay Xiddiga dhalij Doona goolasha ugu badan Koobka adduunka waxan uu yidhi” Kylian Mbappé wuxuu noqon doono gooldhaliyaha ugu sarreeya”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga