Kooxda Liverpool ayaa 14 xiddig ku leh Xiddigaha Ka qayb galaya Kulamada heerka caalami ee Labada todobaad ee Soo socda.
Laakiin waxa laga saaray 3 xiddiga kuwaas oo Dhaawacyo qaba isla markaas joogi Doona Liverpool Si ay uga Soo kabsadaan dhaawacyada.
Xiddigaha Mohamed Salah (Egypt), Federico Chiesa (Italy), iyo Hugo Ekitike (France) ayaa dhamaantood Laga Saaray Waajibaadka Xulalkooda sabab la xidhiidha Dhaawacyo.
Be the first to comment