XASAASI: Tababarihii Badali Lahaa Arne Slot Oo Lagu Arkay Magaalada Liverpool.

Xabi Alonso ayaa lagu soo marayaa in uu ku sugan yahay magaalada Liverpool xilli uu cadaadisku ku kordhayo tababare Arne Slot.

Slot ayuu shaki ku jiraa mustaqbalkiisa Liverpool iyada oo ay kooxdu ku jirto xaalad xun oo dhinaca natiijooyinka ah.

Reds ayaa wadahadalo la yeelatay Alonso si ay ugu badalaan Slot hadii ay natiijooyinku fiicnaan waayaan kulamada soo socda.

Tababare Xabi Alonso ayaa isaguna bilaa shaqo ah kadib markii laga caydhiyay shaqada kooxda Real Madrid todobaadkii hore.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga