Arsenal Mise Newcastle? Alan Shearer Oo Saadaaliyay Kooxda Badin Doonta Kulanka.

Halyeeyga kooxda Newcastle ee Alan Shearer ayaa saadaaliyay kulanka ay kooxdiisii hore la ciyaari doonto Arsenal premier League.

Arsenal ayaa booqan doonta kooxda Newcastle kulan ka tirsan premier League todobaadkii 6-aad ee horyaalka.

Alan Shearer ayaa saadaaliyay in ay Kooxdiisii hore garaaci doonto Arsenal kulanka ka dhici doona St James Park.

“Newcastle vs Arsenal – Waxaan dooranayaa in Newcastle ay Arsenal ka badiso kulan kulul oo xamaasad badan leh. Saadaasha – Guul Newcastle ah.”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga