Tartanka Gooldhlinta Koobka Kooxaha Adduunka.

Koobka Adduunka ee FIFA Club World Cup ayaa si xawli ah ku socda, iyadoo 32 kooxood oo ka kala socda daafaha caalamka ay ku dagaalamayaaan koobka.

Kooxaha waaweyn ee Yurub sida Paris Saint-Germain, Real Madrid, Manchester City, Chelsea, Inter Milan, Juventus, iyo Bayern Munich ayaa matalaya qaarada yurub.

halka kooxaha MLS-ka ee Inter Miami, LAFC, iyo Seattle Sounders ay calanka u wadaan Waqooyiga Ameerika.

Xiddigo badan oo magac leh ayaa ku tartamaya abaalmarinta gooldhlinta koobka kooxaha adduunka.

4 xiddiga ayaa ilaa haatan dhaliyay goolal isku mid ah tartanka gooldhlinta koobka kooxaha adduunka.

Xiddigaha jamal Musiala(Bayern Munich), Ángel Di María (Benfica) , Michael Olise (Bayern) iyo Kenan Yıldız (Juventus) ayaa dhamaantood dhaliya min 3 gool ilaa haatan.

Ángel Di María (Benfica) 3

Jamal Musiala (Bayern Munich) 3

Michael Olise (Bayern Munich) 3

Kenan Yıldız (Juventus) 3

Wessam Abou Ali (Al-Ahly) 3

Pedro Neto (Chelsea) 2

Lautaro Martínez (Inter) 2

Igor Jesus (Botafogo) 2

Francisco Conceição (Juventus) 2

Randal Kolo Muani (Juventus) 2

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga