Maxay Liverpool U Baahantahay Si Ay Ugu Guulaysato Horyaalka Premier League Kadib Bar-Barihii Arsenal Ee Crystal Palace.

Kooxda Liverpool ayaa ku sii dhawaanaysa ku guulaysiga premier League xilli ciyaareedkan.

Reds ayaa qarka u saran ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedkan iyada oo Reds doonaysa ku guulaysiga premier League markii 20-aad.

Liverpool ayaa 12 dhibcood ka horaysa Arsenal iyada oo 4 kulan ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka premier League.

Kooxda Slot ayaa kaliya u baahan hal dhibic kulanka ay la ciyaarayso kooxda Tottenham si ay ugu guulaysato premier League xilli ciyaareedka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga