Real Maxay? Arsenal Oo Samaysay Taariikh Ay Ku Fashilmeen Kooxaha Ugu Waaweyn Yurub.

Kooxda Arsenal ayaa garaacday Real Madrid kulan ka tirsanaa lugta 2-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka Champions League.

Goolal ay dhaliyeen Saka Iyo Martinelli ayaa Arsenal ka caawiyay in garaacdo Real Madrid iskana xaadiriso wareega 4 dhamaadka tartanka champions League.

Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay e ka badisa Real Madrid labadii kulan ee ay la ciyaartay tartanka garoonka Santiago Bernabéu.

Gunners ayaa horay u reebtay Real Madrid xilli ciyaareedkii 2006 iyaga oo kaga badiyay garoonka Kooxda Arsenal ayaa garaacday Real Madrid kulan ka tirsanaa lugta 2-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka Champions League.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga