
Xiddiga Manchester United Kobbie Mainoo ayaa diyaar u ah inuu diido qandaraas cusub oo uu gabi ahaanba isaga tago Premier League, sida la sheegay.
Mainoo, oo 19 jir ah, ayaa kulankiisii ugu horeeyay United u saftay intii uu hogaaminayay Erik ten Hag bishii January 2023.
Qaab ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee uu u saftay xulka qaranka England waxa uu ka mid ahaa kooxdii Gareth Southgate ee Euro 2024, halka uu qayb ka sii ciyaarayay heerka kooxeed ee Ruben Amorim.
Qandaraaska da’yarta ee Old Trafford ayaa ku eg 2027, iyadoo kooxdu ay haysato ikhtiyaar 12 bilood oo kale ah.
Si kasta ha ahaatee iyada oo Man United ay waayi doonto champions League waxa uu doonayaa in uu isaga tago kooxda.
United lafteeda ayaa weli dooneysa inay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga laakiin waxa uu doonayaa in uu isaga tago kooxda.
Be the first to comment