
Liverpool ayaa ogaan doonta kooxda ay la ciyaari doonto wareega 16-ka ee champions League jimaha.
Kooxda Arne Slot ayaa soo martay heerka horyaalka si ay ugu dhameystaan kaalinta ugu sareysa, inkastoo laga badiyay kulankoodii ugu dambeeyay ee PSV Eindhoven.
Qaabka wajiga cusub ee horyaalka, sideeda kooxood ee ugu sareysa waxay si toos ah ugu soo gudbeen wareega 16-ka waxayna ka fogadeen is reeb-reebka tartanka.
Kooxaha ku dhamaysatay 9-aad ilaa 24 ayaa galaya kulamo is reeb-reeb ah.
Ayay Liverpool ku aadi kartaa wareega 16-ka champions League.
Ka dib markii ay ku dhameysteen kaalinta ugu sareysa heerka horyaalka, Liverpool ayaa wajahihi karta mid ka mid ah kuwa ku guuleystay isreebreebka Kuna Soo baxay 15aad iyo 16aad, ama abuur 17aad iyo 18aad.
Be the first to comment