Xiddiga Real Madrid ee Jude Bellingham ayaa barbareeyay gooldhalintii Champions League ee Lionel Messi ee xiddigaha 21 sano jirka ah.
Habeenimadii Arbacada, Real Madrid ayaa 5-1 ku xasuuqday RB Salzburg kulan ka tirsan Champions League.
iyo Vinicius Junior ayaa labaduba laba gool dhaliyay, taasoo ka caawisay kooxdooda inay rajo Ka helaan u gudbista wareega xiga ee tartanka.
Bellingham ayaa ciyaarta ka dhex muuqday isaga oo caawiyay labadii gool ee uu dhaliyay Rodrygo qaybtii hore ee ciyaarta.
Xiddiga ayaa ku lug leh 24 Gool champions league isaga oo dhaliyay 11 gool iyo 13 caawiyey.
Bellingham ayaa bar-bareeyay Messi Oo 24 Gool Ku lug lahaa markii uu la da’da ahaa xiddiga reer England.
Be the first to comment