
Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa haatanba sheegay cida uu u ciyaari doono xilli uu ka hadlay mustaqbalkiisa Reds.
Salah oo ah xiddiga 4-aad ee ugu goolasha badan Taariikhda Liverpool ayaa xor noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Sida Laga soo xigtay Mercato kooxda PSG ayaa ah kooxda uu Salah ka ciyaari karo xilli ciyaareedka dambe.
Warkan ayaa imanaya xilli ay PSG xiiso u qabto saxiixa Salah.
PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la fureen Salah si ay qaab xor ah ugula wareegaan xagaaga.
Be the first to comment