Messi Oo Magacaabay Goolhayaha Ugu Fiican Taariikhda Kubada Cagta

Lionel Messi ayaa magacaabay Goolhayihii ugu fiicnaa ee uu wajaho xirfadiisa ciyaareed.

Messi ayaa ka hor yimid Goolhayayaal badan xirfadiisa ciyaareed.

Messi ayaa lagu qiimeeyaa xiddiga ugu fiican Taariikhda Kubada Cagta.

Messi ayaa la waydiiyay in uu doorto Goolhayihii ugu fiicnaa ee uu ka hor yimaado kulan kubada Cagta ah.

“Goolhayaha ugu fiican? Waxaan la ciyaaray qaar badan, laakiin si aan u doorto mid gaar ah waxaan dhihi lahaa [Gianluigi] Buffon, iyo [Manuel] Neuer…Ma garanayo inay aad u badan yihiin laakiin waa laba ka mid ah kuwa ugu fiican. Sidoo kale [Iker] Casillas.

 

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga