Yaa Hogaaminaya Gool- Dhalinta Euro 2024?, Xitaa Adiga Ayaa Yaabi Doona.

Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel fiican iyada oo lagu jiro kulamadii wareega 2-aad.

Tartanka waxa ma qayb galaya xiddigaha ugu fiican qaarada yurub.

Waxa laga dhaliyay goolal aad u tiro badan kulamadii ilaa haatan la ciyaaray.

Arinta la yaabla leh ayaa ah In aanay jirin xiddigo Hogaaminaya gool Dhalinta tartanka.

Xiddiga goolasha ugu badan dhaliyay ayaa ah Jamal Musiala kaas oo dhaliyay 2 gool ilaa haatan.

Laakiin Goolasha sid khaldan la isaga dhaliyay (Own Goal) ayaa aad u tiro badan.

Ilaa haatan tartanka waxa si khaldan la isaga dhaliyay 6 gool waana In ka badan goolasha ay dbaliyeen xiddigaha ka qayb galaya tartanka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga